Marka ad mugdiga gasho waxad kuqasban tahay inad is ilaaliso manto dhan sawabto ah waxad ogtahay inad mugdi ku dhaxjirtid laakiin hadadan waligaa aftiin arkeen madan taxadireen. jahligu iyo qabyaaladuna waa mugdi ruux waligiis ku jire waxan burbur aheyn bulshada uguma sugna.
-
5 MAR 2020 AT 14:30
11 DEC 2020 AT 11:47
Adamahu waxaa farxad galiya falcalinta wanaagsan uu dad yooga ka helayo lakiin waxaa xaqiiq ah inee timaado oo kaliya ficilo wanaagsan marka ad sameeso.
-
5 MAR 2021 AT 5:09
Raali galinta iyo mahadnaqa waa aasaaska badbaada iyo wada jirka qurxoon.
In aad qalad gasha ma aha dhamaadka xiriirk!, xiriir walba waxuu hakad so galaa marka ey ruuxdu weydo falcelimaha qurxan ey mudneyd.
Raali galintu waxba masooceliso marka ey nafta daremeyso inee kaa helenin mudnan iyo waxey dooneyso.-
19 MAY 2024 AT 17:21
JAMHUURIYADDA SOMALILAND.
REPUBLIC OF SOMALILAND
Hambalyo Hambalyo.
XUSKA SANNAD GUURADA ... AAD EE DIB ULA SOO NOQOSHADA MADAX- BANNAANIDDA JAMHUURIYADDA SOMALILAND.
18 MAY
Maalin Qarran.-