waxaa jira dad badan kula shekesta,kuu qosla maalina an wax ku warsan.
Ogaw waxey marti uyihiin qalbigaaga,waxey raali ka yihiin dhaqankaaga. waxad ku fahmeysa waxa ugu qaalisan noolashooda oo ah waqtigooda ayee kula wadagaan.-
Waxa hormarinaa heerarkeena kuwooda isha qawato waxaa jirto dad dareemadooda ka hormarsan yihiin heerarka noolasha laga gaaro.
Dareenka oo hormarsan waa meesha dagnanshaha ey noolasha ka hesho hadey cidla tahay-
Micnaha guud noolasha rumaad macanteyda
waa imtaxaan mar,un lasixidoona....-
Raali galinta iyo mahadnaqa waa aasaaska badbaada iyo wada jirka qurxoon.
In aad qalad gasha ma aha dhamaadka xiriirk!, xiriir walba waxuu hakad so galaa marka ey ruuxdu weydo falcelimaha qurxan ey mudneyd.
Raali galintu waxba masooceliso marka ey nafta daremeyso inee kaa helenin mudnan iyo waxey dooneyso.-
Hadii xiliga hore aad useexata inaad malinti xili hore soo kacdaa waxaa jira dad xili hore useexdo iney malinta caafimaad ku qataan...
...... waanu ka simnan karnaa jawabaha iyo ficilada...lakiin micnaheydu ma aha ine ujeedadu siman tahay....-
Waxa dib loogu noqda oo horsocodkaaga awood u yeelo waa in aad dhaliishaada dhagesata
-
Farxada iyo murugada waa dabeecada noolasha aduunka. Hadee tahay dooqeyna iyo waxan ku dadaaleyno inan helno oo an waynin farxad hubaal waa janada oo kaliya meesha farxad waarta ey taalo mana aha aduunkan mid adigo macansanayo malagu kaawato.
-
Adamahu waxaa farxad galiya falcalinta wanaagsan uu dad yooga ka helayo lakiin waxaa xaqiiq ah inee timaado oo kaliya ficilo wanaagsan marka ad sameeso.
-
Maalma an tariiq laheyn iyo waxbwalbo meerma xasuusta guud mudnaan umalaha...
-
Geesigu waa Kan ilowaa dhibaatada loo geste kana fikira siduu xanuunku u ahan lahaa mid ku ekaado asiga oo kaliya.
-