Xassan  
0 Followers · 1 Following

Joined 9 May 2024


Joined 9 May 2024
14 JUL 2024 AT 23:12

Sida ugu wanaagsan ee aad u soomi karto waa sida tan *Isniinta 15 Luulyo* iyo *Talaadada 16 Luulyo.* haddii aad rabto in aad raacdo *sunnaha nebi Muxamed NNKH.*

-


27 JUN 2024 AT 22:33

“Before you marry a person, you should first make them use a computer with slow Internet to see who they really are.”🤣😅😂
Xassan.







XASSAN

-


19 JUN 2024 AT 16:24

18. Ilmadu waxa ay waraabisaa jacaylka, dhoolla caddayntuna waa ay noolaysaa.

19. Jacaylku ma’aha waalli laakiin waalli badan ayaa ku jirta.

20. Jacaylka dhabta ahi waa ka aad qiimihiisa garato goor xeedho iyo fandhaal kala dhaceen.

Xassan

-


19 JUN 2024 AT 16:23

15. Danayn la’aantu waxa ay dishaa jacaylka, illawguna wuu aasaa.

16. Jacaylku waa Suldaan ka sarreeya sharciga.

17. Jacaylku waxa uu bogsiiyaa nabarro badan iyo xanuunno, laakiin ha u qaaddan in uu dawo yahay, balse isaga ayaa ah cudur wax kasta ka weyn oo ku illowsiinaya xanuunnada kale.

Xassan

-


19 JUN 2024 AT 16:21

13. Ninku marka uu hanto gabadha ayuu dhammaadaa jacaylkiisu, gabadhuna marka ay ninka hanato ayaa uu jacaylkeedu bilowdaa.

14. Jacaylka dhabta ahi waa in aad jeclaato qofka keliya ee awooda in uu kaa dhigo qof murugo ku nool.

Xassan

-


19 JUN 2024 AT 16:19

11. Gabadhu waa jacaylka cadaabta, ninkuna waa cadaabta jacaylka.

12. Gabadhu haddii ay jacayl ka ahaa ku fashilanto, nolosheeda inta hadhay waxa ay ku noolaataa xasuusta jacaylkaas laakiin ninku waxa uu ku fikiraa abuurista jacayl cusub.

Xassan

-


19 JUN 2024 AT 16:17

9.Ninku waxa uu jeclaadaa gabadha uu ixtiraamo, laakiin gabadhu ma’ ixtiraamto qof aanay jeclaan.

10. Dhibta jacaylka waxa u sabab ah, ninka oo doonaya in uu noqdo qofka ugu horreeya ee gala qalbiga gabadha iyo gabadha oo doonaysa inay noqoto qofka ugu dambeeya ee gala qalbiga ninka.

Xassan

-


19 JUN 2024 AT 16:15

5. Jacaylku waa tijaabo xasuusteedu waarto, laakiin da’deedu u cimri gaaban tahay sida ubaxa.

6.Jacaylku waa is qadarin xumada ugu quruxda badan ee kulmisa lammaane.

7. Jacaylku waxa uu metelaa midhaha rummaanka, macaankiisa ayaa qadhaadh ku jiraa, qadhaadhkiisana macaan ayaa ku jira.

8.Jacaylku waa xabsi raalli lagu yahay.

Xassan

-


19 JUN 2024 AT 15:58

*20 Xikmadood Oo Jaceylka Ku Saabsan*
1. Qofka oo aynu ku doorano qurux iyo maal ma’aha jacayl, laakin qofka oo aad ceeb kasta ku jeclaato jacayl dheh

2. Jacaylku waa Jaahilnimo heshay qalbi madhan.
3. Jacaylku waa saaxiibtinimo dab ku dhex dhacday.

4. Jacaylku waa bar nasasho oo aynu ilbidhqsiyo ku hakanno, kadibna nolosheenna sii ambaqaadanno.

Xassan

-


19 MAY 2024 AT 17:21

JAMHUURIYADDA SOMALILAND.

REPUBLIC OF SOMALILAND
Hambalyo Hambalyo.

XUSKA SANNAD GUURADA ... AAD EE DIB ULA SOO NOQOSHADA MADAX- BANNAANIDDA JAMHUURIYADDA SOMALILAND.

18 MAY
Maalin Qarran.

-


Fetching Xassan Quotes