6 APR 2019 AT 0:31

Wax damiirka aan galin
Garaadkuna ku siin karin
Yaan garasho kugu odhan
U gumee dadnimadaada

-