Khalid Xikmaawi  
43 Followers · 12 Following

Joined 27 February 2019


Joined 27 February 2019
1 NOV 2019 AT 17:17

Noloshuba mirqaaniyo
Mijin qaada maahee
Maaree dantaadoo
Mugdi yaaney kula noqon
Maalmaha aduunyadu
Khalid-Xikmaawi

-


21 OCT 2019 AT 12:40

Waligaa han weynoow
Hibashada ka dheeroow

-


11 JUN 2019 AT 21:13

Garashada naftaadiyo
Garaadkaaga mooyee
Garab ruuxna haka sugin

-


28 SEP 2021 AT 18:24

Siday doonayso quluubtu,
Qalbigu maba diidanee,
Dareenkaa badi qarsoon,
Waxay qudhu jeclaatoo,
Oon qirayo baa jira,
Balse qoontu waxay tahay,
Jacaylkaa yara qabyoo,
Qofkiisiina wali garan.

-


4 SEP 2021 AT 19:09

Darajiyo lib baa jirta,
Qof dadaaley heli karo.

-


26 AUG 2021 AT 10:25

Maxay dantu ruux cuslaysey,
Waqtigu diihaal ku beeray,
Duruufta la qoys ahaadey.

-


26 AUG 2021 AT 10:25

Maxay dantu ruux cuslaysey,
Waqtigu diihaal ku beeray,
Duruufta la qoys ahaadey.

-


24 JUL 2021 AT 22:57

Jacayl waa is fahankee,
Isku fiirsigaa dhiba.

-


24 JUL 2021 AT 22:56

Jacayl waa is fahankee,
Isku fiirsigaa dhiba.

-


24 JUL 2021 AT 17:27

Jawiyada wanaagsani,
Jacayl bay abuuraan.

-


Fetching Khalid Xikmaawi Quotes