17 JUN 2019 AT 17:31

Duco waalid ruux helay
Ma duloobo abidkii
Nin daryeelay hooyo
U dadaalay aabana
Alaa darajo siiyoo
Dad waxa u wacan ruux
Duco waalid loo xidhay

-