karima abdisalam   (كريمة الخير)
6 Followers · 4 Following

سمتني امي كريمه
Joined 14 February 2019


سمتني امي كريمه
Joined 14 February 2019
18 OCT 2020 AT 10:20

اللهم اعني في دراستي🤲 وبارك لي بقوتي واجعل نهاية جهدي فرح ............❣

-


5 OCT 2020 AT 13:00

Ha oran 'Waqti igu filan ma haysto', waayo dhammaan dadkii dunidan wax ku soo kordhiyay maalintoodu waxa ay ahayd 24 saacadood ee kamay badnayn!

-


26 SEP 2020 AT 9:22


NIMCADA AAD HAYSATO WAXAAD SI DHAB AH U DAREEMAYSAA, MARKII AAD WAYDO

-


20 AUG 2020 AT 1:11

Karima el warsamiyh

-


3 JUL 2020 AT 12:16

DARDAARAN IYO DIGNIIN KU SOCOTA GABDHAHEENA QAALIGA AH!!

-


22 APR 2020 AT 14:19

Qof walba oo wax aqrin karo wxna qori karo, waa qof u diyaarsan inuu aqbalo fahmadaha sare uusan aqbali karin qofka jaahilka aah (Balanteenu waa qalinka)

-


14 APR 2020 AT 16:55

نجمتي ❤️
يانور حياتي
ياقمري المضياء
ياشمسي المحرقة
يانجمتي الغاليه
يارفيقة دربي

صديقتي مثلك لم أرى مثيل
بصدقك معي لم تكن بخيل
لم أرك مني يوماً ثقيل .
أو بحمل عليك تميل .
فحقاً يا صديقتي إنك لأصيل .
هل مثل الصديق ما هو جميل
صفات منك من أهل الخليل .
برؤيتك الهموم كلها تزيل
و معاك الملل مستحيل
مثلك لن يكون لي بديل .
و في وعدي ألف دليل .
أنت دواء لكل عليل
لك مني كل الشكر و الجزيل
و ستكون معي كل السبيل 🤷‍♀️💋

-


20 MAR 2020 AT 9:25

Maalintu in ay kuu noqoto mid kheyr oo danahaaga kuu wada qabsoomaan waxay ku xiran tahay subixi markaad hurdada ka toosto wixi aad ku bilowdo; halki aad ku bilaabi lahayd fb fiirin, email ka jawaabid, war dhageysasho, ku bilow Allihi ku siiyay fursada labaad nolosha in aad u sujuudo, xusto, ku shugrido, aadna duceysatid

-


7 FEB 2020 AT 22:39

Waxaan bartay in furaha khasaaradu uuyahay in qofku uu isku dayo inuu raalli geliyo cidkasta

-


16 JAN 2020 AT 22:29

Ya Allah

forgive us for missing our salaah, 😢
Forgive us for backbiting, 😬
Forgive us for abandoning your Qur’an
Forgive us for zina of the eyes, ears nd mind 👀👂🏻
Forgive us for betraying your trust
Forgive us for wasting time
Forgive us all our sins ya rabb big or small ; those committed openly or secretly knowing or unknowingly
Amiin ya rabi 🤲😭🤲

-


Fetching karima abdisalam Quotes