Haddaan guga kuu kordhaa
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waaya-arag
Illeen wax ma dhaantid geed.
__M.x.Dhamac (Gaariye)
Insta @murtiyaqaan- C.sh.Faracadde
15 MAR 2018 AT 21:59
Haddaan guga kuu kordhaa
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waaya-arag
Illeen wax ma dhaantid geed.
__M.x.Dhamac (Gaariye)
Insta @murtiyaqaan- C.sh.Faracadde