ina samaale   (C.sh.Faracadde)
45 Followers · 23 Following

read more
Joined 17 July 2017


read more
Joined 17 July 2017
14 FEB 2024 AT 21:45

Waxaa jira waxyaabo badan oo ay kalinimadu ku barto.
laakiin iska hayso kalinimoy casharradaada; waxaa ii dhaanta anigoo jaahil Iska sii ahaada.!

-


1 DEC 2023 AT 3:04

Noloshu waa doorasho
Marnaba qofna guran maayo waxuuna beeran, wanaaag maalgasho si aad berri mirihiisa u gurato.

-


30 MAY 2023 AT 19:50

Weligaa naftaada haka oggolaan inay waayaha adag u liicdo, waayaha adduunka ku khasab inay iyagu dhibaatadaada barwaaqo u beddelaan.!

-


13 NOV 2021 AT 23:20

Use today what you know,
to reach the access to learn what you don't

-


17 SEP 2021 AT 1:34

Bir kişiyi hayatta tutan en temel faktörlerden biri disiplindir ,
Eğer birisi disiplinini kayp ederse yaşam sevinçinden olma eşiğindedir çünki disiplinsiz bir yaşam, ne yazıkki yaşam olmayıp âdeta insanı sabahlayın otlamaya gidip geceleyin yediğini çiğnemeye ve uyumaya çalışan bir inekten başkası yapmaz, ki o ineğin yaptığı da disiplin sayılır.

-


15 JUL 2021 AT 2:08

waligaa ha nicin dadka kaa maseyrsan, way maseyrsan yihiin maxaayeelay waxay u haystaan inaad iyaga ka wanaagsan tahay.

__ Paolo Coelho

-


4 MAY 2021 AT 2:38


Fikirler bir eyleme dönüşülmedikçe yanlızca gelip geçen bir düşten ibarettir.



-


11 NOV 2020 AT 1:23

Imisa qofoodaa caawa iyagoo isku dhegsan haddana sariiro kala duwan hurda.!

-


14 APR 2020 AT 5:09

"Bir köşede sabit bekleyenler değil, kaybolmuşlar, kaybolmayı göze alanlar bulur hayatın tüm yitiğini."

-


6 MAR 2020 AT 0:00

Qof kasta wuu caqli badan yahay, balse haddii aad Kalluunka ku xukunto inuusan geedaha fuuli karin, noloshiisa wuxuu ku dhammaysan doonaa isagoo isu haysta inuu Dabbaal yahay .


_Einstein

-


Fetching ina samaale Quotes